» Guddiga Olombikada Soomaalieed G.O.S | www.nocsom.org
 
   
 
FEDERATIONS
 
 
 
Guddoomiyaha GOS oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ayaa guud ahaan umadaha islaamka gaar ahaana shacabi weynaha Soomaaliyeed maanta u diray halmablyo ku aadan munaasabada ciida Barakeysan ee Al Adxa.... -
27 Nov 2009
Seminaarkii u socday madaxda hey’adaha Isbortiga oo lagsoo gabagabeeyay
Waxaa maanta maaalada Muqdisho lagusoo gababageeyay tababar xaga maamulka ah oo muddo sadx maalin ah u soconayay madaxda hey’adaha isboortiga qaranka Soomaaliyeed. ... -
26 Nov 2009
Xiriirada & Ururrada Isboortiga oo loo furay seminar dhinaca maamulka ah
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay seminaar muddo 3 maalin ah soconaya oo loo qabtay madaxda hey’adaha isboorti ee dalka ka jira, waxaana mudada uu seminaarku socdo lagu baranayaa asharro la xariira maamulka isboortiga. ... -
24 Nov 2009
Shirkii guddiga Fulinta GOS oo maanta ka dhacay Hotel Naasa Hablood loogana hadlay qodobo dhaxal gal ah.
Waxaa maanta hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho ka dhacay shir bileedkii guddiga fulinta gddiga Olombikada Soomaaliyeed oo uu shir guddoominayay war bixina looga dhageystay guddoomiyaha Olombikada Qaranka Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow (Wiish).... -
11 Nov 2009
Guddoomiyaha GOS oo hambalyo u diray xubno GOS ka tirsan oo ka mid noqday hey’ado isboorti oo caalami ah
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji yabarow (Wiish) ayaa hambalyo u diray sadex masuul oo xubno ka ah guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo dhawaan xubno ka noqday guddiyada fulinta hey’ado isboorti oo caalami ah.... -
08 Nov 2009
Xiriirka K/Koleyga Somalia Oo Balanqaad Ka Helay Guddoomiyaha XKKJ/Carabta
CAIRO: Waxaa si habsami leh bishan 4-7 ugu qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar shirweynaha Xiriirada k/koleyga Jaamacadda Carabta, waxaa shirkaasi Soomaaliya uga qeybgalay Xoghayaha guud XSKK Eng. Baana Cali. ... -
07 Nov 2009
Soomaaliya oo dib u heshay xubinimadeedii X/K/K jaamacada Carabta
Muddo dheer kaddib ayuu dalka Soomaaliya dib ugu biiray guddiga fulinta xiriirka kubada koleyga dalalka ku jira ururka jaamacada carabta, kadib markii xoghayaha guud ee xiriirkaasi Injineer Baana cabdalla cali uu todobaadkan si rasmi ah uga mid noqday guddiga fulinta.... -
07 Nov 2009
Qoys ku dayasho iyo qadarin ka mudan bulshadooda
Taariikhdu waxay xustaa mar walba intii dalkeeda hooyo horumarkeeda ka qayb qaadata, sharaf iyo sumcadna u soo jiidda. Haddaba burburkii dalka Soomaaliya ka dhacay kaddib, waxaa qurbaha u soo hayaamay dhammaan dadkii ku howlanaa howlaha bulshada gaar ahaan bahdii sportiga intoodii badneyd. ... -
07 Nov 2009
Guddoomiyaha GOS oo dalka dib ugusoo laabtay
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) oo dhawaanahan isaga iyo wafdi isboorti oo uu hogaaminayo ay safarro shaqo oo dalka dibadiisa ah ku maqnayeen ayaa maanta dalka dib ugu soolaabtay.... -
06 Nov 2009
Macallin Tuke & wafdi isboorti oo uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Minnesota
Wafdi Isboorti oo aad u ballaaran oo ka socday gobolka Ontario(Canada)ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Minnesota, wafdigaasi waxaa hoggaaminayay rug caddaagii isboortiga Soomaaliyeed magaca iyo qadarinta ku lahaa, Macallin Cabdullahi Xasan Saalax (Macallin Tuke),... -
14 Oct 2009
Tirada garsoorayaasha Is-diiwaan geliyay oo sii kordheysa
Waxaa sii badaneysa tirada garsoorayaasha isu diiwaan geliyay ururinta keyd taariikheedka garsoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed.... -
13 Oct 2009
Wafdi ka socda GOS oo ka qeyb galaya shirweynaha 121-aad ee Olombikmada aduunka
Wafdi ka socda Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo guddoomiyaha GOS Mudane Aden Xaji Yabarow (WIISH) ayaa waxaa ay ka qaybgalayaan shirweynaha 121-naad ee olymbikadda adduunka oo haatan ka soconaya dalka Denmark. ... -
03 Oct 2009
Soomaalida Sweden oo si weyn u soo Dhoweysay Wefdiga Guddiga Olompikada Soomaaliyeed ee socdaalka ku Maraya YURUB
Stockhom – xaflad aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, kana dhacday Tiyaatarka Rinkeby Folketshus ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey wafdiga Guddiga Olombikadda qaranka Soomaaliyeed ee dhowaanahanba socdaalka shaqo ku marayey dalalka Yurub gaar ahaanna Scandnavian-ka. ... -
29 Sep 2009
GUDDOOMIYAHA GOS ADEN HAJI YABAROW (WIISH) OO LA KULMAY DHIGIISA FINLAND ROGER TALERMO
Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Adan xaaji Yaabarow ayaa todobaadkan waxaa uu magaalada Helsinki ee wadanka finland kulan kula qaatay guddiga Olombikada dalka Finland oo uu horkacayay guddoomiye ROGER TALERMO ... -
25 Sep 2009
Gudoomiyaha GOS iyo wafdigiisa oo si guul ah ku dhameystray safar shaqo oo 2 maalin ay ku joogeen Finland (Ururka SOCOS oocasho sharaf u sameeyay wafdiga)
Guddoomiyaha GOS Aadan Xaaji Yabarow (Wiish),xoghayaha guud ee GOS Abdullahi Tarabi iyo wafdi GOS ka tirsan oo ay hogaaminayo ay dhawaanahanba booqashooyin ku soo kala bixinayeen jaaliyadaha Isboortiga Soomaaliyeed ee Yurub ayaa waxaa ay soo gabagabeeyeen safarkoodii dalka Findlan oomuddo laba maalin ah ay joogeen. ... -
24 Sep 2009
Guddoomiyaha GOS oo shacabka Soomaaliyeed Hambalyo u diray Munaasabada ciida awgeed.
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ayaa umadaha Islaamka gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciida Barakeysan ee ciidul fidriga oo maanta ku beegan, ... -
20 Sep 2009
Guddoomiyaha GOS ooxaflad oo dhaweyn ah loogu sameeyay Stockholm
Xalay oo ay aheeyd habeenkii ugu danbeeysay bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa magaalada Stockholm soo gaaray Guddoomiyaha Guddiga Olympikada Soomaliya Mudane Adan Xaaji Yabaroow (Wiish) oo bilihii ugu danbeeyey howlo Sport u joogay qaaradan Yururb isagoo hore u soo maray dalalka Talyaaniga iyo Denmark. ... -
20 Sep 2009
Cayaartoy Soomaaliyeed oo amaan ujeediyay Hogaanka Guddiga Olombikada
Inkastoo dalku uu ku sugan yahay xaalad aad u khatar ah ayaa hadana waxaa guddiga Olombikada Soomaaliyeed uu qabtay wax weyn oo la taaban karo waxaana taasi ay durbaba soo jiidatay amaan ay GOS usoojeeiyeen qaar ka mida cayaartoyda Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool. ... -
16 Sep 2009
Ururinta Keyd taariikheedka garsoorka Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabay.
Waxaa la bilaabay ururinta keyd taariikheedka garoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa, kuwa shaqeeya iyo kuwii shaqada ka fariisratyba waxaa lala socodsiinayaa in in ay arrintaas soo da dajiyaan. ... -
11 Sep 2009
Xulka qaranka Kubada gacanta Soomaaliya oo dalka dib ugusoo laabtay
Waxaa maanta dalka dib ugusoo laabntay xulka qaranka kubada gacanta dalka Soomaaliya oo dalka Burundi kagasoo qeyb galay tartankii qaramada bariga iyo bartamaha Afrika. ... -
08 Sep 2009
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirkii xiriirka doomaha aduunka
Xiriirka Soomaaliyeed ee Doomaha oo ka mida xiriirada ugu da'da yar xiriirada qaran ee hoos yimaada guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu dhawaan dalka Poland kaga qeyb galay shirweynihii doorashada ee xiriirka Doomaha aduunka oo Soomaaliya ay xubin buuxda ka tahay waxaana shirkaas Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka Siciid Maxamed Maxamuud. ... -
07 Sep 2009
Xulka qaranka kubada gacanta oo u ambabaxay dalka Burundi
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka amba baxay xulka qaranka U-17 ee kubada gacanta dalka Soomaaliya kuwaasoo ku sii jeeda dalka Burundi oo ay uga qeyb galayaan cayaaraha kubada gacanta dalalka ku jira ururka Zone 5.... -
29 Aug 2009
Puntland oo Marti gelineysa cayaaraha Olombikada gobalada
Maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa markii labaad muddo ka yar 10 sanadood waxaa uu marti gelinayaa cayaaraha olombikada gobalada dalka Soomaaliya oo dabayaaqada sanadkan ka dhici doona Garowe.... -
29 Aug 2009
Guddoomiyaha GOS oo la kulmay jaaliyada Isboortiga ee Denmark
Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed AadenXaaji Yabarow wiish oo dhawaanahanba ku guda jiray socdaalo uu ku marayo dalalka reer yurub ayaa haatan gaaray dalka Demnark halkaas oo munaasabad soo dhaweyn ah ay ugu sameeyeen jaaliyada Isbooritga Soomaaliyeed ee Denmark ku sugan.... -
24 Aug 2009
Guddoomiyaha GOS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Ramadaanka.
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba ugu hambalyeeyay munaasabada bilasahda bisha Ramnadaan.... -
22 Aug 2009
GOS iyo wasiiro ka qeybgaay sagootintii Xulka qaranka U-17 ee Soomaaliya
Xaflad si heer are ah loosoo qaban qaabiyay looguna talagaay in lagu macsalaameeyo xulka qaranka U-17-ka dalka Soomaaliya ayaa khamiistii lagu qabtay hotelka saxafi International ee magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalaymadax ka socotay GOS iyo dowladda Soomaaliya.... -
15 Aug 2009
Guddoomiyaha SFF oo balan qaad lacageed u sameeyay xulka U 17
Ka hor intii aanay ka amba bixin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe waxaa uu kumanaan doolar u balan qaaday cayaartoyda xulka qaranka U 17 hadii ay guul soo hooyaan.... -
14 Aug 2009
Guddoomiye ku xigeenka GOS oo la kulmay xulka U-17-ka
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir.... -
03 Aug 2009
Tarnankii koobka is dhex galka dhalinyarada Switzerland oo dhamaaday.
Waxaa magaalada Lausanne ee dalka Switzerland lagusoo gabagabeeyay tartankii koobka is dhex galka dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool waxaana tartankan furay isla markaana xiray guddoomiyaha GOS Aden Xaaji Yabarow (Wiish)... -
23 Jul 2009
Wafdi ka socda GOS oo la kulmay Madaxda IOC
Wafdi heer sare ah oo ka soday guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa todobaadkan waxaa uu booqasho ku tagay xarunta guddiga Olombikada aduunka IOC ee magaalada Lausanne halkaas oo ay kulamo kula qaateen guddomiyaha IOC Jacques Rogue iyo masuuliyiinta waaxyaha kala duwan ee IOC. ... -
17 Jul 2009
Previous | 1 | 2 | 3  Next

 

© Copy Right 2009 Somali National Olympics Commitee | All Rights Reserved
Some oem download links for desired software download Adobe Acrobat 8 oem buy oem Adobe Contribute CS4 free oem Adobe Creative Suite 3 Web Premium buy and download oem Adobe Dreamweaver CS3 buy and download oem Adobe Dreamweaver CS4 Adobe Fireworks CS4 oem free oem download Adobe Flash CS3 Professional free Adobe Illustrator CS4 oem buy cheap Adobe InDesign CS4 + Extra Content oem Adobe Photoshop CS3 Extended oem Adobe Photoshop CS4 Extended buy cheap Adobe Premiere Professional CS4 oem AutoCAD 2008 oem free download download AutoCAD 2009 32 bit buy oem Microsoft Office 2003 Professional Edition buy oem Microsoft Office Visio Professional 2007 free oem download Microsoft Windows XP Professional SP3 download oem Office Enterprise 2007 buy cheap QuarkXPress 7 Passport Multilanguage oem buy and download oem Video Capture Factory 7.0 oem Windows Vista Ultimate x86 SP1 buy and download Adobe Acrobat 7 MAC oem buy cheap Adobe Acrobat 8 Professional MAC oem free oem download Adobe Creative Suite 3 Web Premium MAC download Adobe InDesign CS3 MAC oem free oem Combustion 3 MAC free oem download Mac OS X Speed Tools 2.7 MAC buy and download oem QuarkXPress 7 Passport Multilanguage MAC download Microsoft Office 2008 Mac download oem Microsoft Office 2004 for MAC download Macromedia Dreamweaver 8 MAC all download links are tested and valid without internet viruses
Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.